“Garoonka Iyo Sanduuqa Dhalinyarada Waxaan Leeyahay Xukuumadu La Meeraysiga Haka Dayso”Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro.
January 29, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ee wadani cabdiraxmaana cirro oo ka qaybgalay munaasibadii xil wareejinta hogaanka sonyo ayaa xukuumada ku canaantay in ay dhismaha garoonka laascanood iyo hirgalinta sanduuqa dhalinyarada jsl ka saarto la meeraysiga
https://youtu.be/vWzk4kBwe3o
Berberatoday.com