Xisbiyada Mucaaridka Jsl Oo Mar Kale Kulan La Qaatay Wakiilka Midowga Yurub Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
January 29, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hoggaanka Labada Xisbi Mucaarad ee WADDANI iyo UCID ayaa galabta Magaaladda Hargeysa kullan gaar ah kula qaatay Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Somalia. Kullanka ayaa lagaga wada hadlay sidii sannadkan 2020 dalka doorashadii isku sidkaneyd uga dhici laheyd.
