Gudoomiye Saleebaan Oo La Sheegay In Uu Iscasilaad Usoo Gudbiyay Golaha Guurtida Iyo Xogaha Laga Helayo!
January 29, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan (saleebaan gaal) oo mudo 15sano ka badan ayaa la sheegay in uu golaha guurtida usoo gudbiyay Iscasilaad halka uu madaxwayne biixina ku wargaliyay in uu ka tagayo Xilka Gudoomiyaha golaha ,
