Dalka Britain Oo Sirasmiya Uga Baxay Midawga Yurub
February 1, 2020 - Written by Berbera Today
London(Berberatoday.com)-Dalka Britain oo mudo 40 Sanadooda kamida ahaa Dalalka Midawga Yurub ayaa habeenkii xalay markay Saacadu ahayd 12 Habeenimo ku dhawaaqay inay sirasmiya uaga baxeen Midawga Yurub.