berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Wafti Ka Socda Xisbiga Wadani Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah Loogu Qabtay Magaalada Bristol Ee Dalka Ingiriiska.
February 5, 2020 - Written by Berbera Today

Bristol(Berberatoday.com)–Wafti Balaadhan oo ka socda xisbiga mucaaridka ee wadani ayaa munaasibad soo dhawayn ah loogu sameeyay magaalada Bristol ee dalka ingiriiska.

Waftigan oo iskaga kala yimid qaarada yurub iyo xubno ka tagay Somaliland ayaa waxaa hormuud u ahaa murashaxa madaxwayne kuxigeen ee xisbiga Amb Maxamed Cali Xoghayaha guud ee xisbiga Khadar, Xoghayaha Abaabulka iyo wacyigalinta Cabdilaahi Geel jire ,siyaasi Ismaaciil Aadan Cismaan iyo xubno kale oo kamid ah madaxda xisbiga ee dalka Uk.

Waxaana munaasibadani oo Agaasimay Taageerayaasha xisbiga wadani Ee magaalada Bristol.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews