Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Fariin Udiray Gaadhadhka Xaafadaha Iyo Suuqyada Magaalada!
February 5, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka caasimada hargaysa ayaa amaro kala duwan dul dhigay gaadhadhka xaafadaha ilaaliyaha iyo suuqa magaalada hargaysa
Qoraal kasoo baxay xafiiska maayarka caasimada ayaa awaamiir lagu faray gaadhka xaafadaha habeen ilaaliya iyo suuqa magaalada.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan