Hindiya”Hooyo Timaheeda U Iibisey Sidii Ay Ubadkeedu Cunto U Heli Lahaayeen! H
February 6, 2020 - Written by Berbera Today
Hindiya(Berberatoday.com)-Hooyo udhalatay dalka Hindiya ayaa duruufaha nolosha awgeed u iibisay timaheeda si ay caruurteedu u hesho cunto ay cunaan.
