berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Haweenay Hore Uga Ganacsan Jirtay Jaadka Oo Hada Meherado Ganacsi Oo Cusub Ka Hirgalisay Magaalada Hargaysa.
February 8, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Hooyo  Hinda Aadan Ciise oo Hore Uga Ganacsan Jirtay jaadka Balse masaajidka Cali Mataan looga duceeyay sidii ay shaqo dhaanta ta jaadka uheli lahayd ayaa ka warbixisay Ganacsi Cusub oo ay hirgalisay magaalada hargaysa kuwaasi oo ay ku dabarto Nolosha Qoyskeeda .

Haweenayday ayaa goobo kala duwan oo magaalada hargaysa ku yaala ka furatay meherado lagu sameeyo cuntada wadaniga oo qaab casriga loo sameeyay iyo sharaabka noocyadii kala duwan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews