Garowe(Berberatoday.com)-Waxaa lasoo sheegayaa in maalinka bari ah saddexdan nin lagu fulin donoon xukunkii qisaasta ahaa ee lagu xukumay, kadib markii ay si wada jir ah sanadkii hore Gaalkacayo ugu kufsadeen Una Dileen Marxuumad Caasha Ilyaas Adam oo ahayd 13 sano jir Saqiira