berberatoday.com
5 Ka Mid Ah Ciidamada Turkiga Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Dalka Suuriya
February 11, 2020 - Written by Berbera Today

Suriya(Berberatoday.com)-Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa sheegtay in shan askari oo ka tirsan ciidamadooda ku sugan gudaha dalka Suuriya lagu dilay weerar ciidamada dawladda Suuriya ay ku qaadeen Idlib.

Waxa sidoo kale lagu dhaawacay weerarkan shan askari oo kale  kadib markii duqayni ay ka dhacday Isniinta maanta saldhig militari oo kuyaala gobolka Idlib, oo ah meeshii ugu dambeysay ee fallaagada xooga lagaga qabsaday dalka Suuriya ee dagaalku burburay.

“Hubka culus ee taliska ayaa beegsanaya xubnaha loo diray sidii xoojinta gobolka iyada oo ujeedadu tahay in laga hortago isku dhacyada ka socda Idlib, xaqiijinta amniga xuduudeena oo la joojiyo qulqulka dadka iyo musiibada aadanaha”, ayay tidhi wasaaraddu.

Milatariga Turkiga ayaa iyaguna weerar rogaal celis ah qaaday, waxaanay intaas raaciyeen, inay burburinayaan “burburinaaya bartilmaameedyada”.

Sinem Koseoglu, Al Jazeera, oo ka warbixinaya isgoyska Bab al-Hawa ee dhanka xuduuda Siiriya, ayaa sheegay in weerarka lala beegsaday saldhig militari oo Taftanaz ah, oo ay ciidamada Turkigu kala wareegeen millatariga Siiriya todobaadkii la soo dhaafay si ay u sameeyaan goob cusub oo indha indheyn ah.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews