Wakaalada Dekedaha Somaliland Oo Doon Pilot Boat Casri Ah Oo Ugaara Captainada Dekeda Maraakibta Kusoo Xidha Soo Iibsatay+Daawo Sawirada
February 14, 2020 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Wakaalada Dekedaha Somaliland ayaa doon Ugaara usoo iibisay Captainada ama Pilot-yada Maraakiibta Kusoo xidha dekeda Berbera doontan oo ah nooca loo yaqaano Pilot Boat ayaa ah mid casriya oo dalka Irland lagu sameeyay.
Maareyaha Haayada Dekeda Somaliland Siciid Xasan Cabdillahi oo sugan magaalada Cruuk ee xeebta kutaalada Dalka Irland ayaa sheegay in halkaas uu ujoogo tijaabo lagu samaynayo doontaasi pilot boat-ka ah