Hogaanka Booliska Somaliland Oo Shaqadii Ka Eryay Askari Suuq Hargeysa Dhexdiisa Haweenay Ku Garaacay Oo Muuqal Qarsoon Laga Duubay
February 17, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hoggaanka Booliska Somaliland ayaa ruqseeyay shaqadiina Ka eryay saddex Alifle Mahad Cabdi Cismaan, oo muuqaal magaalada Hargeysa lagaga duubay isagoo dhirbaaxo la dhacaya Gabadh dhalinyaro ah oo xijaaban.

Qoraalka ka soo baxay Booliska ayaa sidan lagu sheegay.