Madaxweyne Biixi Oo La Filayo Inuu Labada Gole Uga Waramo Kulankii Uu Addis Ababa Kula Yeeshay Madaxweyne Farmaajo
February 17, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa inuu labada gole baarlamaan [Guurtida iyo wakiilada] uga waramo kulankii uu la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya ee ka dhacay Addis Ababa.