Madaxwaynaha Jabuuti Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Orodyahanka Caanka Ah Ee Mo Faarax.
February 18, 2020 - Written by Berbera Today
Jabuuti(Berberatoday.com)-Madawaynaha dalka jabuuti Ismaacil Cumar Geele ayaa qasriga madaxtooyada dalka jabuuti ku qaabilay Orodyahanka caanka ee U orda Boqortooyada Dalka Ingiriiska Mo faarax oo socdaal ku jooga dalka jabuuti.
