Wasiirka Warfaafinta Oo Saxeexii Shidaalka Ka Joojiyey Agaasimihii Guud Ee Wasaaradaas
February 18, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koorre, ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaasi ka joojiyay in uu saxeexo shidaalka Wasaaradda, isagoo ku wareejiyay Wasiir ku xigeenka Wasaaraddaasi.