berberatoday.com
“Waxaan Madaxweynaha ku Bogaadinaya Furista Xisbiyada Iyo u Quus-goynta Maamulka Farmaajo”.Gud. Xisbiga Kulmiye Ee Canada.
February 19, 2020 - Written by Berbera Today

Toronto(Berberatoday.com)-Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhamaan shacabka reer Soomaaliland gaar ahaan Madaxweynaha jamhuuriyadda S/land Mudane Muuse bixi Cabdi qudbadii uu ka jeediyey labada gole maanta ee taariikhda gashay,  taasoo madmadowgii ka saartay humaagii maalmihii ina soo dhaafay laysla dhex marayey,  waxay ahayd qudbad taariikhiya oo ka hadleysay horumarka iyo marxaladaha Guud ee dalka.

Waxaana soo dhaweynayaa sida uu ugu quus gooyey cid kasta oo aaminsan in dib loola midoobo maamulka koonfurta Soomaaliya ee looga taliyo Villa Wardhiigleey.

Waxaan kaloo Madaxweynaha ku bogaadinayaa ku dhawaaqida Axsaabta siyaasada taasoo soo afjari doonta ila meereysadii Xisbiyada mucaaridka, waxaana arintaa soo dhaweeyey dhamaan dadweynaha reer Soomaaliland ee ku nool gobolada M/Jeex,Saaxil,Awdal,Sanaag,

Togdheer,iyo gobolka Sool.

Waxaan shacabka reer Soomaaliland iyo xukuumadooda u rajeynayaa

Midnimo iyo isku duubni.

Wa bilaahi towfiiq.

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Canada Shucayb Cabdilahi Xuseen.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews