5 Ruux Oo Xanuun Isku Mid Ugu Geeriyooday Degmada Balidhiig Ee Gobolka Togdheer
February 20, 2020 - Written by Berbera Today
Balidhiig(Berberatoday.com)-5 qof ayaa ku geeriyooday Degmada Balli-dhiig ee Gobolka Togdheer sida uu HCTV uxaqiijiyay Cali Faarax, Guddoomiyaha Degmadaasi.
Dadkan ayaa u dhintay Cudur lagu sheegay Oof-wareen.
Dadka dhintay oo kala ah Afar Dumar ah iyo hal nin ayaa dhintay todobaadkan gudihiisa.
Hassan Galaydh