berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Maxamed Cabdi Yuusuf Oo Mar Raysul Wasaare Kasoo Noqday Dawlada Xamar Oo Somaliland Xasuuqii Loo Geystay Sax Ku Tilmaamay
February 21, 2020 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Mid kamid ah Raysal Wasaarayaashii soo maray somaliya Maxamed Cabdi Yuusuf kana mid ahaa masuuliyiintii xilalka kasoo qaybtay taliskii siyaad bare xiligii uu xasuuqa ku hayay shacabka somalilad Kana Soo jeeda deegaanka Gaalcayo  ayaa waraysi lalayeeshay ku sheegay in somaliland wakhtigan ubaahan tahay in xoog ciidan lagu Qabsado. isagoo farmaajo ugu baaqay in uu qaado talaabo milatari.

Sidoo kale Ex raysal wasaarihii hore ee somaliya ayaa Ururkii Snm ee xorayta gayiga Somaliland ku eedeeyay in ay iyagu dad shacab ah laayeen oo ka badan inta laga laayay reer Somaliland Burburiyeena Dawladii Somaliya ,kaasi oo qaaday dhabadii Cabdiraxmaan Guulwade.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews