Ganacsato Liibiyan Ah Oo Kumaan Geel Ah Dalka Australia Kasoo Iibsaday
February 21, 2020 - Written by Berbera Today
Tripoli(Berberatoday.com)-Waxaa dekedda Liibiya laga daadgureeyay ilaa 3,000 oo Geel ah kaddib markii madaafiic lagu weeraray dekedda.
Geelan ayaa laga soo daabulay dalka Australia.
Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa ku warrantay in Geela laga soo dejiyay dekedda loona waday dhinaca magaalada ku taal galbeedka ee Zawiya, halkaas oo saaka la geeyay.