berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Xasan Sheekh Maxamuud Oo Ku Baaqay In Maxkamad Lasoo Taago Shakhsiyaad Kamid Ah La Taliyayaasha farmaajo Oo Qayb Ka Ahaa Xasuuqii Loo Gaystay Shacabka Somaliland.
February 22, 2020 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxwaynihii hore ee somaliya xasan sheikh Maxamuud ayaa ku baaqay in maxkamad lasoo taago shakhsiyaad madaxwayne farmaajo taliyayaal u ah oo qayb ka ahaa xasuuqii loo gaystay shacabka somaliland

Sidoo kale  ex madaxwayne Xasan Sheikh ayaa ka markhaati kacay in dawladii siyaad bare ay shacabka reer somaliland ku weerartay diyaaradihii somaliya kuwaasi oo maalin walba lasoo qodo xabaal wadareedyo ay Ku jiraan shacabkii ay sida Arxandarada u xasuuqday isagoo ku baaqay in laga garaabo falalka noocaas ah ee dawladii siyaad bare ugaysatay shacab aan waxba galabsan.

Dhanka kale Xasan Sheikh Maxamuud ayaa dhaliilay qaabkii Madaxwayne farmaajo Raaligalinta ugu bixiyay xasuuqii dawlada siyaad bare kula kacday shacabka reer Somaliland oo uu sheegay in aanu sidii uu ahaa uga hadal.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews