Daawo Muuqalka”Waxa Kala Qabsaday Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Siyaasi Maxamuud Xaashi Madal Ilyartu Isqabatay
February 22, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe iyo wasiirkii hore ee madaxtooyada maxmuud xaashi ayaa madal habeenkii xlay ahayd lagu soo bandhigayay buug uu qoray gudoomiye xirsi xaaji cali isku wadaarsaday jawaab iyo jawaab celi ama difaac iyo iska cabin
Halkan Ka Daawo Muuqalka Warkan