Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Cabdillahi Abokor Cismaan Oo Sheegay Xili La Dhisi Doono Garoonka Diyaaradaha Burco
February 24, 2020 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-Wasiirka Gaadiidka Iyo Waddooyinka Somaliland oo Burco ka Hadlay ayaa ku Dhawaaqay Xilliga la bilaabayo Garoonkii Diyaaraha Burco sidoo kale wuxuu wax ka sheegay Saamigii Sanduuqa SDF ee Gobolka Togdheer Helay.
Sanduuqii SDF ee Saamiga Gobolka Togdheer ka helay Bulshada reer Togdheer mudooyinkii ugu danbeeyay hadal hayeen ayuu sheegay wasiirku
Lacagta Sanduuqaasi inay tahay 5 Million oo dallar Xukuumadduna Wadada Burco ilaa berbera ku dhisayso 8 million oo Dollar
Waxaanu xusay in lacagataasi Sanduuqa SDF lagu samayn doono wadadaasi.
Mahad Cali Goodir