berberatoday.com
Urur Caalamiya Oo Soo Bandhigay Cadaymaha In Midowgii Somaliland Iyo Somaliya Ka Hor Imanayo Sharciga Qaramada Midoobay.
February 25, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-War-saxafadeed kasoo Baxay Urur caalamiya oo ay qayb ka yihiin Qurba Joog Reer Somaliland ayaa soo bandhigay Cadaymo Muujinaya in Midowgii Somaliland Iyo Somaliya ee 1960 uu ka hor imanayo Sharciyada Qaramada Midoobay kaasi oo aan gabi ahaanba aanu jirin meel laga ansixiyay isku biiristooda haday tahay golihii baarlamaanka ee wakhtigaa la dhisay iyo mid caalamiya toona.

Sidoo kale warsaxafadeedkan ayaa lagu sheegay in wakhtigaa Somaliland ay aqoonsadeen 30 dawladood oo kamid wadamada caalamka halka Somaliland oo xornimadeeda ka qaatay dawlada ingiriisku ay udhamayeen madaxbanaanideedu halka somaliya aanay wax xornimo ah ka qaadan talyaaniga oo guumaysanayay islamarkaana ay qaramada midoobay iyo maxkamada aduunka ay ku gashay magaca Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews