Xukumada Somaliland Oo Ka Hadashay Dagaal Xeebta Laasqoray Ku Dhexmaray Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Kuwa Putland
February 25, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Dagaal Saaka Dhex-Maray Ciidammada Somaliland Iyo Kuwa Puntland deegaanka laas qoray ee gobolka sanaag.
