“Berbera Waa Magaalo Cagaaran Oo Nadiif Ah Waxaana Sidaas Suuragaliyay Maamulka Dawlada Hoose Waanay Ku Amaanan Yihiin,Hargeysa Nadiif Maaha Berbera Waa In Wax Laga Bartaa”Madaxa Mashaaruuc JPLG Mr Poul”Daawo Muuqal
February 25, 2020 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Madaxa Mashruuca JPLG Mr Poul Oo Maanta magaalada Berbera Kaga Qeyb Galay Dabagalka Iyo Indha Indhaynta Mashaariicda JPLG-ga Iyo Maamul daadajinta ayaa Maamulka Dawlada Hoose Ee berbera Ku Aamanay Hirgalinta Mashaariicdaas iyo Dhireynta magalada iyo Nadaafadeeda IOsaga Oo Mr Poul Sheegay Inaanay hargeysa Nadiif ahayn Loona Baahanyay in Degmooyinka Kale ee Dalka Somaliland Ay Berbera Kaga daydaan Nadaafada iyo Cagaarinta magaalada e dhinac dhireynta.