berberatoday.com
“Wasiir Qanbi Waa Nin Aanu Ilmaadeer Nahay Oo Isku Meel Kanimi Waxa Aanu Isugu Nimi Addis Ababa Waxa Uu Iweydiistay Inaan Waxtaro Nasiib Daro Markaa Gacanta Waxba Kumaan Hayn Kadib Hadalka Ayaa Naga Taagtaagmay Waxaanu Iigu Hanjabay Waad Arki Doontaa Waxan Sameeyo”Gudoomiyaha Guud Ee Shirkada Hass Petrolium Gudoomiye Qorsheef.
February 26, 2020 - Written by Berbera Today

“Waxaanu Iskugu Nimid  Wasiir Qambi Magaalada Adis Ababa, Wuxu Iwaydiistay Aduunyo, Nasiib Darose Waxba  Maan Hayn,”Gudoomiye Qorsheef.

Muqdisho(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Shirkada Shidaalka ee Hass Petroluim Cabdiraxmaan Yuusuf Qoorusheef  ayaa si kulul uga wajaabay eedaymo uu maanta ujeediyay wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryayta cabdirashiid Ducaale Qambi.

Gudoomiye qoorsheef oo ah masuulka uu sida tooska ah wasiirku u eedeeyay ayaa sheegay in aanay shirkadoodu jabhad abaabulin horena u abaabulin.

Gudoomiyaha shirkada hass ayaa sidoo kale eedo ujeediyay wasiir qambi isaga oo ka waramay kulan wasiirka u dhexmaray magaalada Adis Ababa oo uu wasiirku dhaqaale ku waydiistay  balse aanu wakhtigaa waxba gacanta ku haynin

Dhanka kale gudoomye qoorsheef ayaa xukuumada somaliland ugu baaqay in ay talaabo ka qaado wasiir qambi oo si ula kac ah uweeraray shirkadooda wasiirkuna uu keeno caydo la xidhiidha eeda uu u jeediyay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews