berberatoday.com
Imaaraadka Carabta Oo Joojiyey Dhammaan Duulimaadyada Wadamada Coronavirus Ka Dilaacay.
February 27, 2020 - Written by Berbera Today

Dubai(Berberatoday.com)-Imaaraadka Carabta Ayaa Hakiyey Dhamaan Duulimaadyada taga iyo kuwa ka yimaadan Iran ugu yaraan Todobaad, kadib markii caabuqa xanuunka coronavirus uu ku faafay dalal badan oo bariga dhexe ka tirsan oo ka yimid Dhinaca Jamhuuriyada Islaamiga ah ee Iran.

Imaaraadka Carabtu waxa uu leeyahay diyaaradaha ay ka midka Yihiin Emirates iyo Etihad, FlyDubai kuwaas oo duulimaadyo Caalami ah ku taga Iran oo ah dal ay ku noolyihiin 80 Milyan oo qof.

Agaasimaha Maamulka Duulimaadyada Hawada ee Imaaraadka Carabta ayaa ku dhawaaqay go’aankaasi saacado yar kadib markii la joojiyey duulimaadyadaasi.

“Dhamaan Rakaabka iyo Alaabta ka timaada ama ku socota Iran waa la hakiyey muddo hal todobaad ah, waxaana dhici karta in la kordhiyo mudadaasi,” ayuu yidhi Maamulku.

“Go’aankani waa mid lagu qiimaynayo ilaalinta dadka, oo Imaaraadka Carabtu kula soconayo diditaankan cusub ee Caabuqa Coronavirus.”

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews