Maxaa Keenay Xil Ka Qaadista Xoghayaha Arimaha Gudaha Ee Xisbiga UCID?
March 1, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida fulinta xisbiga ucid ayaa maanta shaaciyay in ay xilkii ka qaadeen xoghayihii arimaha gudaha ee xisbiga maxamuud cali hayste ramaax kaasi oo ay ku eedeeyeen in uu jabiyay xeerarka xisbiga