“Waa Maxay Sababta Shacabku Udhibi La,adahay Hadaladda Iyo Balan Furista Masuuliyiinta Ay Xilalka Udhiibteen”W/Q Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen
March 1, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Aqoonyahan Jamaal Cali Xusen ayaa faalo koban uu bartiisa Facebooka Soo dhigay kaga hadlay Sababta ay shacabka Somaliland udhibiweyday shacabka Somaliland balan furiada iska soo daba dhacaya ee Madaxda ay xilalka udhiibtaan ku kacaan waxa kaloo Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen sheegay inaan wax la aqaadan karoo ciyaar ciyaar ah ahayn balan furida ay Masuuliyiinta xilalka qaranka Hayaa ku kacaan.