berberatoday.com
Guddoomiyihii Maxkamadda Gobalka Sool Oo Qarax Lagu Dilay
March 2, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Alle haw naxariiste Guddoomiyihii Maxkamadda Gobalka Sool Marxuum Xasan Sheekh Maxamud ayaa galabta lagu dilay qarax loogu xidhay baabuurkiisa, magaalada Lascanod.

Ma jirto cid si rasmi ah u sheegatay qaraxa guddoomiyaha lagu dilay, laakiin qaraxyada noocan ah ayaa muddooyinkii dambe aan lagu arag magaalada Lascaanod.

Ma jiro wax war ah oo ay Xukumada Somaliland ka soo saartay geerida sarkaalkan u sareeyay maxkamadda gobalka Sool ee qaraxa lala beegsaday.

Marxuumka Geeriyooday ee Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka ahaa ayaa 8 sano ee udanbeeyay xilkaasi hayay ilaa hadana lama garanayo cid qaraxa gaadhiga ugu xidhay.

Halkan Ka Daawo Muuqalka Warkan 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews