“Waxaa Nagu Waajib Ah, In Aanu Qaadno Talaabo Kasta Oo Lagaga Hortagi Karo Cudurka Cornovirus”Madaxwayne Geele.
March 3, 2020 - Written by Berbera Today
Jabuuti(Berberatoday.com)-Xukuumada dalka jabuuti ayaa kulan deg deg ah ka yeeshay sidii looga hortagi lahaa cudurka cornoverus oo aduunka si xawli ah ugu faafay.
