Abaaro Ba’an,Biyo La’aan + Caafimaad Xumo Hoyada iyo Dhalaanka Degmadda Laasgeeliyo Xukuumadda Siilaanyo oo Indha Ka Qarsatay.
February 19, 2016 - Written by Berbera Today
AbaaroBa’an,BiyoLa’aan+ CaafimaadXumoHoyadaiyoDhalaankaDegmaddaLaas-geeliyoXukuumaddaSiilaanyoooIndhaKaQarsatay.
DegmaddaLaasgeeloohoostimaaddagobolkaMaroodi-jeexayaawaxaxiligankataaganduruufonololeedsidaabaaroba’anoosaameeyey dad iyoduunyaba,iyadoobadidadkareerguuraagaahikahayaameendeegaamadii ay xoolohoodukunoolaanjireen,sidookalenadalagiibeeruhumeeshakabaxay,waxa kale oodhibaatadaddadkahaysata u dheeriyadaooaysanjirinadeegyocaafimaadoo ay helaanhooyadaiyodhalaanku,waxanaintabadandhacda in caafimaadxumodaraadeedhooyooyinbadani u umularooreendaryeella’aancaafimaadsidoo kale caruurbadanidhibaatokasoogaadhayxanuunokudhacayoolagadaweynwaayey,dadkanookubadandadkareerguuraaga ah ayaahabayaraateewaxaysan wax daryeel ah kahelinxukuumaddauuhogaamiyoSiilaanyo.
Maamulkadegmaddalaasgeelayaa ah mid kagaabiyey u adeegidadadkadeegaanka,waxaynaintabadankumashquulaanmaamulkadeegaankuinaywakhtigoodakulumiyaanololeiyoguulwadeynaandan u ahayndadkashacabkaah,waxaygabeenkaalintoodiimaamulnimo,waxaykufashilmeen u adeegidashacabkadegmaddalaasgeelguudahaanba.
Waxa kale oodegmaddalaasgeel u dheerdhibaatooyinka is barkan sun mudobadandultaalaymagaaladdadacarbudhudhoosameynxunkuyeelataydeegaankaiyodadkamagaaladdaiyoguudahaanbadegmaddaoodhan,waxaywaxyeelo u geysataydalagiibeeraha,waxaydhibaatocaafimaadsoogaadhsiisaycaruurtiidhalanaysay,waxakhatarcaafimaadkunoqotaydeegaankaoodhan,sidaasioo ay tahayxukuumaddaSiilaanyowaxbakamayqabaninaydadkadegmaddalaasgeelkadulqaadowarshadda suntan ah.
Ugudanbeytiiwaxaanugubaaqayaaxukuumaddasiilaanyoinayisbedelkusameysomaamulkadegmaddalaasgeeloo ay u soomagacawdomaamulcusuboo wax kusookordhinkaradegmadalaasgeel,waxnakaqabankaraadeegyaddaarimahabulshadasidaBiyaha,Caafimaadka,waxbarashadaiyodhamaanadeegyaddaaasaasiga ah eedegmaddu u baahantahay.