berberatoday.com
Pakistan Oo Ciidammada Cirka Ka Caawinaysa Dowladda Soomaaliya Iyo Taliyeyaal Kulmay
March 5, 2020 - Written by Berbera Today

Islamabad(Berberatoday.com)-Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliya General Maxamed Sheekh, ayaa kulan la yeeshay Taliyaha Ciidanka Diyaaradaha ee dalka Pakistan Mujahid Anwar Khan, waxaanay ka wadahadleen arrimo la xidhiidha sidii ay labada dal isaga kaashan lahaayeen dhinaca Ciidammada Cirka iyo kor u qaadista aqoonta.

Kulanka labadan Taliye oo Arbacadii maanta ka qabsoomay magaalada Slamabad ee caasimadda dalka Pakistan, sida

ay faafisay Idaacadda dowladda Pakistan, waxay ka wadahadleen sidii loo xoojin lahaa iskaashiga labada dal, gaar ahaan in Pakistan Soomaaliya ka taageerto dhismaha Ciidammada Cirka oo aan wakhtigan si toos ah uga jirin Soomaaliya.

General Anwar waxa uu u ballan-qaaday Soomaaliya inay ka caawin doonaan dhinaca tabobbarrada Ciidanka Cirka iyo weliba wada-shaqayn iyo garab-istaag buuxa.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews