Wafti Uu Hogaaminayo Maayarka Magaalada Gabiley Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada London.
March 6, 2020 - Written by Berbera Today
London(Berberatoday.com)-Wafti Uu Hogaaminayo Maayarka Magaalada Gabiley ayaa lagu soo dhaweeyay Caasimada dalka ingiriiska ee London Oo ay Safar Shaqo Ku Tageen.
