berberatoday.com
Wafti Ka Socda Xukuumada Somaliland Oo Magaalada Nairobi Kaga Gaybgalay Shir Caalamiya Iyo Arimaha Lagaga Hadlayay!
March 6, 2020 - Written by Berbera Today

Nairobi(Berberatoday.com)-Wafti Balaadhan oo  ka socda xukuumada Somaliland Ayaa Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya kaga qeyb galay shir balaadhan oo lagaga had layay Muhiimada Ay leedahay In qaarada afrika isku Furato ganacsiga Iyo suuqyada oo ay soo qaban qaabisay hay’ada East African Commission for Africa ”

Waxaana shirkan uga qeyb galay Somaliland Wasiirada wasaaradaha Maaliyada , Gaadiidka , Ganacsiga , Gudoomiyaha rugta ganacsiga , gudoomiyaha hay’ada dhawrista tayada , iyo safiir xigeenka Somaliland Ee Dalka Kenya.

Waxaana shirkan ka soo qayb galay dalal badan oo kamid ah qaarada Afrika kaas oo lagu lafa guray fursadaha shaqo abuur, dhaqaale iyo horumar ee ku jira in qaaradu si habsami ah u wada shaqaysato.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews