Daawo Muuqalka”Fanaaniinta Qaranka Somaliland Oo Ka Hadlay Xaaladooda Nololeed Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada.
March 6, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah fanaaniinta qaranka Somaliland iyo abwaano ayaa ka hadlay duruufta nololeed ee ay ku sugan yihiin Fanaaniintu iyo sida ay xukuumadu u hagratay,
Sidoo kale faanaaniinta ayaa xukuumada iyo golayaasha qaranka ugu baaqay in ay waxka qabato baahida fanaaniinta