Wararkii U Dambeeyay Ee Talyaaniga Oo 16 Million Qof U Karaantimeeyay Si Looga Hor Tago Faafidda Cudurka Coronavirus.
March 9, 2020 - Written by Berbera Today
Roma(Berberatoday.com)-Tirada Dadka uu ku dhacay Caabuqa Halista ah ee Coronavirus ayaa kor u dhaaftay 106,000 Adduunka oo dhan, xilli Dawladaha Adduunku xadidayaan socdaalka, lana xidhay Dugsiyada Waxbarashada, shaqaalahana la fasaxay meelaha qaarkood.
