Haayada Dhawrista Tayda Badeecadaha Somaliland Oo Shuruudo Adag Ku Xidhay Shirkadaha Daawooyinka Dalka Keena
March 9, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hay’adda Dhawrista Tayada JSL, Iyaddoo gudanaysa waajibaad-keeda shaqo ee ay Qaranka Jamhuurriyadda Somaliland u hayso, waxa ay faraysaa Dhammaan Ganacsatada Dawooyinka Soo Dejiya in ay fuliyaan Shuruudahan.

Berberatoday.com