Hanti Dhawrka Guud Ee Qaranka Oo Baadhis Musuqmaasuq Ka Bilaabay Wasaarada Caafimaadka Iyo Cisbataalka Guud Ee Hargeysa
March 10, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xafiiska Hantidhawraha guud ee Qaranka Somaliland oo baadhis ka bilaabaya wasaaradda caafimaadka iyo cisbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa, si looga hortago musuqmaasuqa.

Berberatoday.com