Daawo Muuqalka”Hooyo Subax Walba Caruurta Waxka Barata Dugsiga 31may Ka Talaabisa Wadada Iyo Dhacdooyinka Ay Kala Kulanto!
March 11, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hooyo Ilhaan Siciid Faarax waa hooyo muwaadin ah oo isku xil qaatay in ay wadada mashquulka badan ee wadaha magalaada hargaysa ka talaabisa caruurta yar yare e ardayda ah ee dhigata dugsiga dhalinta kacaan ee 31may ardaydaasi yar yar oo dhibaatooyin badan kala kulma ka gudbida wadadan oo gaadiidku xawaare ku maraan dhowr jeer sobobay in ay jiidhaan arday yar yar oo doonayay in ay ka gudbaan wadada taasi oo sobobtay in ay naftooda ku waayaan.
