berberatoday.com
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kulan La Qaatay Gudida Sare Ee Baanka Somaliland
March 12, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland muuse bixi cabdi ayaa Galinkii Ganbe Ee Maanta waxaa uu ku qaabiley hoyga uu ka degen yahay magaalada Hargeysa Gudida Sarre Ee Baanka Somaliland oo uu dhawan madaxweynuhu Magacaabay . Islamarkaana ay ansixiyeen golaha wakiilada jsl.

Kulan kan ayaa intii uu socday waxa lagu lafa guray wax yaabihi gudida u qabsoomay mudadi koobnayd ee ay shaqeynayeen iyo doorkoodii la dagaalanka sixir Bararka iyo nooleynta qiimaha shilinka Somaliland iyaga oo kaashanaya Gudoomiyaha Baanka Cali Ibraahim “Baqdaadi” iyo agaasimaha Baanka Axmed Xasan “Carwo” .

Madaxweynaha oo hadal halkaasi ka jeediyay ayaa uga mahad celiyay gudiga siday ugu shaqeeyeen bulshadooda , waxaanu sheegay in intii koob neyd ee gudigu shaqeynaysay ay qabteen shaqo lagu diirsaday , waxaanu madaxweynuhu si gaara ugu mahad celiyay gudoomiyaha banka iyo wasiirka maaliyada oo uu sheegay inay awood xooga saaren sidii loosoo noolay laha Shilinka Somaliland.

Gudoomiyaha golaha wakiladda Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo kulanka qeyb ka ahaa ayaa dhankiisa tilmaamay in wixii Xeerar ah ay kala shaqeyn doonaan dhaqaajintooda .

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews