Muxuu Ergayga Midowga Yurub Kala Noqday Socdaalkii Uu Ku Yimid Hargeysa?
March 13, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ergayga Midowga Yurub danjire Nicolas Berlanga oo gadhwadeen ka ahaa heshiiskii ay wada saxeexdeen Madaxweyne Biixi iyo xisbiyada mucaaradku, ayaa dalka ka dhoofay, ka dib dhawr maalmood oo uu socdaal ku joogay Hargeysa.