Golaha Wakiilada Somaliland Oo Dood Adag Ka Yeeshay Waxka Badalka Xeerka Kufsiga Oo Hore Dalka Buuq Uga Dhaliyay.
March 15, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha Wakiilada Jamhuuriyada somaliland Ayaa Fadhigoodii maanta dood adag ka yeeshay waxka badalka xeerka kufsiga oo hore goluhu u ansixiyay madaxwaynuhu Sexeexay Dhaqan Galkiisa.
