berberatoday.com
Dawladda Jabuuti Oo Joojisay Duulimaadyada Dhinaca Cirka Caabuqa Corona Virus Awgii.
March 16, 2020 - Written by Berbera Today

Jabuuti(Berberatoday.com)-Dawlada jabuuti ayaa ku dhawaaqday gabi Ahaanba in ay joojisay duulimaadyada caalamiga ah ee  uga iman jiray dhinaca cirka iyo wadamada uu ka dilaacay caabuqa corona virus.

Wasiirka caafimaadka Dalka jabuuti ayaa sheegay in ay dawladu qaaday talaabooyinkan ay uga hortagays sidii dalkeeda uuna usoo galin lahayn xanuunkan oo caalamka saameeyay halistiisuna badan tahay.

https://youtu.be/TpFSsUGEL4k

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews