Dowladda Itoobiya Oo Ku Dhawaaqday Saddex Qof Oo Laga Helay Caabuqa Coronavirus Iyo Tirada Dadka Laga Baadhayo! A
March 16, 2020 - Written by Berbera Today
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Tirada kiisaska coronavirus (COVID-19) ee Itoobiya ayaa korodhay Waxaana maanta la helay 3 kiis oo cusub sida uu sheegay Wasiirka Caafimaadka Dalka Itoobiya.
