Daawo Muuqalka”Guri Ku Shuf Beelay Hargaysa Iyo Hooyada Qoyska Deganaa Oo Ka Warbixiyay Khasaaraha Soo Gaadhay
March 17, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Habeenkii xalay Waxaa Magaalada Hargaysa Gaar Ahaan Xafada Gacan Libaax Ku Shuf Beelay Guri Sandaqad ah kaasi oo ay ku gubteen Dhamaan wixii gaban iyo hanti yaalay.
