Xukumada Somaliland Oo Dawlada Xamar Ku Eedeysay Inay Weerar Dhinaca Duulimaayada Ah Kusoo Qaaday
March 19, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Somaliland waxa ay sheegtay in madaxtooyada Soomaaliya weerar ku soo qaaday oo ay joojisay Diyaaradda Fly Dubia oo garoonka Hargeysa saaka iman lahayd.
Wakiilka Somaliland u qaabilsan Qaramada Midoobay Maxamed Warsame Du’caale, ayaa sidaasi ku sheegay bartiisa Twitter-kq.
