Haayada Caafimaadka Aduunka Oo U Digtay Dalalka Qaarada Africa Ee Xanuunka CoronavirusKusii Faafayo.
March 20, 2020 - Written by Berbera Today
New York(Berberatoday.com)-Haayada caafimaadka aduunka ee Who ayaa digniin udiray dalalka qaarada Africa ee uu kusoo faafayo caabuqa coronavirus oo ku socda xawaare dheeraynaya.
https://youtu.be/YtcqXXRrJG4
Berberatoday.com