Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Masuul Dhalinyaro Ah Umagacaabay Xoghayaha Golaha Ee Xisbiga Ucid.
March 22, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe ayaa magacabaay xogahaya golaha dhexe ee xisbiga ucid
Gudoomiye faysal ayaa xilkaasi umagacabaay aqoonyahan muxiyadiin cabdi cali oo kamid dhalinyarada mudada dheer xisbiga katirsanaa
HALKAN KAGA BOGO MAGACAABISTA XISBIGA UCID;
