Ciidamada Booliska Berbera Oo Wariyihii Labaad Xabsiga Utaxaabay
   May 26, 2016 - Written by Berbera Today
       
 Berbera(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliska Berbera ayaa habeenkii xalay Xabsiga Utaxaabay Wariyihii labaad ee la raadinaayay oo ah Wariye Axmed Siciid Maxamed oo ah wakiil wareedka Tvga Kalsan Tv ee Gobolka Saaxil, wariyahan oo xadhigiisu la xidhiidho warqadii dacwada ah ee Gudoomiyaha golaha deegaanka Berbera ugudbiyay Ciidamada Booliska Berbera.